Liiska taliyayaashii gumaysiga ee British Somaliland
Appearance
Kani wa liistada gudoomiyayaashii gumaysiga ee British Somaliland intii u dhaxeysaay 1884 ilaa 1960. Waxay ku maamuleen dhulka iyaga oo ka wakiil ah Boqortooyada Ingiriiska .
Liiska
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Liistada gudoomiyayaashii gumeysiga ee British Somaliland: [1]
Muddada | Sawir | Xilka haya | Xusuusin |
---|---|---|---|
British Suzerainty | |||
1884 ilaa 20 July 1887 | Frederick Mercer Hunter, Wakiilka Siyaasadda | ||
Maxmiyaddii British Somaliland | |||
20 July 1887 ilaa 1888 | Frederick Mercer Hunter, Degane | ||
1888 to 1893 | Edward Vincent Stace, Resident | ||
1893 to 1896 | Charles William Henry Sealy, Resident | ||
1896 to 1897 | William Butler Ferris, Resident | ||
1897 to 1898 | James Hayes Sadler, Resident | ||
1898 to 1901 | James Hayes Sadler, Consul-General | ||
1901 to 1902 | Harry Edward Spiller Cordeaux, acting Consul-General | 1st time | |
1902 to 1905 | Eric John Eagles Swayne, Consul-General | ||
1905 to 8 May 1906 | Vacant | ||
8 May 1906 to 1909 | Harry Edward Spiller Cordeaux, Commissioner | 2nd time | |
1909 to January 1910 | Vacant | ||
January 1910 to 1911 | Sir William Henry Manning, Commissioner | ||
July 1911 to 1914 | Horace Archer Byatt, Commissioner | ||
May 1914 to October 1919 | Geoffrey Francis Archer, Commissioner | ||
October 1919 to 17 August 1922 | Geoffrey Francis Archer, Governor | From 5 June 1920, Sir Geoffrey Francis Archer | |
17 August 1922 to 29 November 1925 | Gerald Henry Summers, Governor | ||
29 November 1925 to 26 January 1926 | Vacant | ||
26 January 1926 to 18 June 1932 | Sir Harold Baxter Kittermaster, Governor | ||
18 June 1932 to 2 March 1939 | Sir Arthur Salisbury Lawrance, Governor | ||
2 March 1939 to 18 August 1940 | Vincent Goncalves Glenday, Governor | ||
British Somaliland under Italian occupation | |||
19 August 1940 to October 1940 | Guglielmo Nasi, Military Governor | ||
October 1940 to 16 March 1941 | Carlo De Simone, Military Governor | ||
Maxmiyaddii British Somaliland | |||
29 March 1941 to 3 March 1943 | Arthur Reginald Chater, Military Governor | ||
3 March 1943 to 3 March 1948 | Gerald Thomas Fisher, Military Governor | ||
3 March 1948 to 15 November 1948 | Gerald Thomas Fisher, Governor | ||
1948 to February 1954 | Gerald Reece, Governor | From 1950, Sir Gerald Reece | |
February 1954 to 1959 | Theodore Pike, Governor | From 2 January 1956, Sir Theodore Pike | |
11 July 1959 1 July 1960 | Douglas Hall, Governor | ||
1 July 1960 | Midaynta Dawladnimada Somaliland iyo Territori-ka Soomaaliya, oo dhidibbada u taagay Jamhuuriyadda Soomaaliya (Soomaaliya). |
Sii wadida madaxbanaanida kadib, eeg: Liiska madaxweynayaasha Somaliland
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Somaliland
- Siyaasada Somaliland
- Liiska taliyayaashii gumaysiga ee Talyaanigii Somaliland
- Madaxweynaha Somaliland
- Liiska raiisel wasaaraha Soomaaliya
- Liiska xafiisyada