Nothing Special   »   [go: up one dir, main page]

so
Xir
Dhaxal Wadaag ah

Dhaxal Wadaag ah

Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.

Gurmad Deg-deg ah: Sawirra

Gurmad Deg-deg ah: Sawirra

2,500 oo qoys oo ku nool xerooyinka barakacayaasha ee Cismaan Quule, Janaale, Buufoow Bacaad, iyo Gandaawe oo ka tirsan degmada Marka, ayaa helay 110 oo ah gargaar ka kooban walxaha ...

Jaamacadda Muqdisho oo ku guuleysatay Tartanka IHL-ka Soomaaliya

Jaamacadda Muqdisho oo ku guuleysatay Tartanka IHL-ka Soomaaliya

“Waxa ayna ku saabsantahay in xiiso dhanka IHL-ka ah lagu beero sharci-yaqaannada mustaqbalka Soomaaliya …,” Samer Jarjouhi, Madaxa Barnaamijyada iyo Ka hortagga ee ICRC-da Soomaaliya.

Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka: Janaayo – Juun 2024

Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka: Janaayo – Juun 2024

30,432 oo ah farriimaha Bisha Cas ayaa la isdhaafsaday, iyo 93,194 oo ah wicitaano taleefan oo bilaash ah ayaa loo sameeyay qoysaska kala lumay. SRCS ayaa soo heshay 257 qof ...

Maalinta Laanqeyta Cas iyo Bisha Cas ee Aduunka: Ilaalinta Bini’aadamnimada

Maalinta Laanqeyta Cas iyo Bisha Cas ee Aduunka: Ilaalinta Bini’aadamnimada

Maanta waxay ku aadantahay Maalinta Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ee Adduunka, oo ah munaasabad lagu maamuuso dadaallada Dhaqdhaqaaqa Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ay ugu jiraan yareynta dhibaatada aadanaha ...

Bixinta raashinka bisha Ramadaan ee la siinayo maxaabiista

Bixinta raashinka bisha Ramadaan ee la siinayo maxaabiista

“… qayb ka tahay dadaallada aan ku hubinayno in maxaabiista ay helaan daryeel bini’aadamnimo oo sharaf leh,” Pascal Cuttat, madaxa ICRC-da Soomaaliya.