Nothing Special   »   [go: up one dir, main page]

Bishaaro Bishaaro Bishaaro: Shuruudaha Ardayga Laga Rabo

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 1

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Jaamacadda Muqdisho oo horseed u ah waxbarasho tayaysan, kuna qaabaysan halbeega casriga ee tacliinta
dunida, lehna aqoonsi caalami ah, loogana bartay cilmi ku dhisan horu-marinta bulshada waxay jaamacadu
ku wargelineysaa dhamaan ardayda, shaqaalaha, ganacsatada iyo cid walba oo daneyneysa fursadaan
qaaliga ah in jamacadu qaadaneyso diploma hal sana ah arday cusub oo loo qaadanayo takhasusyo kala
duwan, halkaasna lagu siinaayo shahaado diploma professional iyadoo latixgelinaayo dadka ku
mashquulsan howlaha adeega bulshada, waxbarashadu waxay noqoneysaa maalinta khamiista iyo jimcaha
takhasusyada la heli karo waxay kala yihiin.
1. Sharia
2. Law
3. Project Management
4. Accounting
5. Marketing
6. Human Resource
7. Statistics
8. Journalism
9. Community health
10. Nutrition
11. Auxiliary Nursing
12. Laboratory
13. Information Technology
14. Math and Physics
15. Biology and chemistery
16. Politics and public admistration
17. Computer communication and Networking
18. Social Work
Shuruudaha ardayga laga rabo.
1) Shahaado dugsiga sare asal iyo copy
2) 4 sawiro oo kalar ah (nooca teesaraha).
3) Warqad dhalasho
4) Warqad Asluub wanaag
5) Gal ama fayl.

Qabashada faylashu waxay ka kasocotaa Xarunta macadka luqadaha ee jamacadda muqdisho


Maalmaha shaqada: Sabti ilaa Khamiis. Saacadaha shaqada: 8:00 AM ilaa 3:00 PM

Wixii faah faahin dheeri ah fadlan kala xiriir Xafiiska diiwaangalinta jaamacadda
Tel: 002525-932454 002525-932366 002521-223433 0615967435 / 0615898031

Fax: 002521-216820 E-mail www.mogadishuuniversity.com

MAHADSANIDIIN

You might also like