Nothing Special   »   [go: up one dir, main page]

Thursday, January 02, 2025
Wardheer News

Tayeynta iyo Xallinta Caqabadaha Waxbarashada Soomaaliya

Dr. CabdiNuur Sheekh Maxamed Qoraalkaan wuxuu diiradda saarayaa caqabadaha waxbarashada dalka ka jira iyo sidii xal waara loogu heli lahaa, loona tayeyn lahaa waxbarashada Soomaaliya. Talooyinka xalka lagu raadinayo ee qoraalku uuu diiradda saaraayo waxay qeyb ka yihiin talooyin lagu … Continued

Quluub wada jirtaa qaran dhista

W/Q Xasan Yuusuf Waal Beyd ku jira Gabayga Xumaanta Qabyaaladda ee uu tiriyay AUN Cabdullaahi Suldaan ‘Timacadde’ ayaa oranaya “Qof qalbi la’ quraan kii u akhriyey qaaf dheh ku harraadye”. Waxaa xaalad halis ah ku sugan oo  qarka u saaran … Continued

Dowlad Dhis ay Xuddun u Tahay Aragti Amni Qaran

W/Q Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali Muddo dheer kaddib marki dib loo yagleelay dowladnimada Soomaaliya, waxaa aragti istiraatiijiyadeed u ah DFS ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in laga gudbo aragtidi xaaladda degdegga aheyd ee sida kumeel gaarka ah ay … Continued

TARJUMADDU WAA MARIN LOO MARO HORUMARINTA LUQADDA

Maxamuud Cabdillahi Axmed Biyo sacabadaadaa lagaga dhergaa Maahmaah Soomaaliyeed —— Taariikh ahaan afka Soomaaliga qoraalkiisu waa geed curdin ah oo u baahan in la waraabiyo si uu hanaqaad u noqdo, gaadhana heer uu ku xambaari karo aqoonta culuumta bulshada, sayniska, … Continued

DOOD CUSUB IYO DAWLADNIMADA DALKEENNA

W.Q. Cabdicasiis Maxamuud Macallin  1960kii ayaa Soomaalida la yiri ismaamula, dawladdii ugu horraysey ayaa la kala tuurtay. Somaliland oo in laba gobol oo midoobey awoodda lagu qaybsado doonaysey waa laga diidey. 9 sano oo dimuqraadiyad iskadhaafe is riixriix qabyaaladaysan ahaa … Continued

Gorfeyn Buug: Adkaysi iyo Abaal!

Qoraha buugga: Dr Axmed Dalmar Gorfeyntii: Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) “Macalinku waa Maskaxdii dunidoo Malaasan mowjadaheedu Kala miirtay ee Macneysay maankii qarsonaa“ Erayadaas waa heestii uu codka halaasiga ah ku qaaday fannaankii Soomaliyeed ee Xasan Aadan Samenter; midhaha heestan … Continued

Kuma ayuu ahaa Dr. Xasan Al-Turabi?

W/Q: Mohamed Indho Xasan Cabdullah Al-Turabi Al-Budairi Al-Jaali wuxuu u dhashay dalka Suudaan, isagoo 01-Feb-1932 ku dhashay magaaladda Kassala. Sheekh Xasan wuxuu ahaa garyaqaan, aqoonyahan, hoggaamiye mabda’a adag, mid ka mid ah dadka ugu saameynta badnaa siyaasadda casriga ah ee … Continued