Nothing Special   »   [go: up one dir, main page]

Jump to content

Qardhaas

Ka Wikipedia

Qardhaas Waa mid kamid ah joometeriya afar xagal leh, afartiisa dhinacna ay isla egyihiiin, waxa uuna u egyahay laba saddax-xagal oo kala jeeda oo hal sal ka dhaxeeya

Qardhaas
Laba Qardhaas
Dhinacyada iyo Geesaha4
sumad shalafli{ } + { }
Sumada kokistar
WandharanD2 (*2)
Bed
Xagasha gudaha (Darajada)Afar xagal
BarbarroleLaydi
AstaamahaQaabtuureed leh

Bedka ama Badka Qardhaas waxaa loo xisaabi karaa afar qaab:

  1. Barbaroolayaasha oo dhan, Waxa ay ka samaysmaan Salka , Waxa ay la jaan qaadeeysaa dhinacyada iyo jooga :
  2. Adigoo dhexroorka dheer ku dhifta Dhexroorka gaaban Oo aad markaas uqaybiso
    Adigoo laba laaba si aan u helno
  3. Adigoo ku dhufanaya goobada Gacanka Wareegeeda
    .
  4. Ugudamayntii adigoo uxisaaba sida afar xafal Xaglaha gudaha adigoo isku dhufta