Nothing Special   »   [go: up one dir, main page]

Jump to content

Guruubka 10

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Qaybta 10 ee curiye)

G 9aad < Guruubka 10aad > G 11aad

Curiyaha Nikel.
Curiyaha Baladiyaam.
Curiyaha Balatiiniyaam.

Guruubka 10aad waa qeybta 10aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Nikel (Ni), Baladiyaam (Pd), Balatiniyaam (Pt) iyo Darmstadtiyaam (Ds). Dhamaantood waxay ka tirsan yihiin Transitional Metals ee guruubka d-block.

Curiyayaashan markey adkeha yihiin leh midab madoow ah, ayaa dhamaantood ah radioactive kuwaas oo leh cimri nololeed aad u gaaban. Curiyayaasha guruubkan intooda badan lama helo si dabiici ah ee laabka (laboratory) ayaa lagu diyaariyaa.